nazir
27-08-15


Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay Champions League ka dib markii ay seegtay sanadkii hore, waxayna isku cel celis ahaa 7:1 uga soo baxday kooxda Club Bruges.

Wayne Rooney ayaa furtay akoonkiisa goolasha, ka dib 10 gool oo uusan wax dhalin, iyadoo sadexleey ku aamusiyey dadka dhaleeceeyey inay ka guurtay difs gool loo dhaliyey.

Kooxda.com ayaa idiin soo ururisay sawiradii ugu wanaagsanaa ee kulankaas.

Send Message

Related ads