Gabiley Ayanleh
25-08-17

Email: shaqale05@gmail.com

Job type: Full-time

Extra information: wakhti kasta oon ahayn 4:00 pm- 7:30 pm becouse waa wakhtigaan dhigto jaaaamacada diyaar ayaan ahay xili waloo kale Allaaaah mahad leh


marka hore salaan guud, marka xigta waxaan halkun ku sheegayaa inaan diyaar u ahay nooc waloo shaqo oo aan doonayo inaan ku horumariyo mustaqbalkayga ama hadafka tababarnimo ha ahaato mid mutadawacnimo ah ama ha ahaato mid mushaharba lagu Qaato kaliya hadafkaygu waa inaan horumariyo hiigsiga iyo hadafka aan rabo inaan insha allaah mustaqbalka dhaw noqdo mid isagoo leh aqoon waayo aragnimo bilaabankara noloshiisa iyo mustaqbalkiisa cusub 
waxaanse jeclaan lahaa inaan ka shaqeeyo magaalada aan ku noolahay sababa la xidhiidha dhanka waxbarasho ee aan ku suganahay.
aad ayaad u mahad santihiin dhamaantiin


Phone: 0634681513

Related ads

IT Man

magaceygu waa  abdijibaar ali saalah waxaan ka baxey kulida engineering qeybteyda computer science waxaan doonaya inaan is kee wax uqabsado Muqdisho

help

waxaan dhabeeyay hada dugsigii sarre lkn waxaan khibrad uleeyay dhinaca iibka iyo suuqgaynta oo inbadan aanha soo shaqaynaayay iyo kale computerka wn ku fiicanay hadaad rabo in aan si volunteer ah kuula shaqeeyo igala soo xiriir  Hargeisa

Agronomist

I gratuted university of hargeisa i have high skills about agriculture like green house land scapes trains of farmers and so on Hargeisa

Civil engineering

Waxan fasax ahay jimce sabti axad Hargeisa

ms

Asalaamucalaykum magacaygu waa Suhuur waa Axmed fursadwaxaan  hayaa2:00pm ilaa 3:00pm macalinimo

Shaqooyinka-Banaa & Shaqaalaha diyaarka ah