Hargeisa maxamed cabdiraxmaan cali
17-02-18

Email: duuliye.kastam333@yahoo.com

Job type: Full-time

Experience in Years: 6

Salary type: Monthly


Magacaygu waa maxamed cabdiraxmaan cali kastam waxa aan ahay shaqo doon!!! khibradayda shaqo waa dhigida maadada carabiga iyo tarbiyada taasoo aan kusoo dhex jiray mudo shan sano ah  kana soo dhigay goobo waxbarasho oo kuyaala (Sana,a yemen-Hargeisa somaliland-Mogadisho somalia) shahaadooyinkayga oo tiradoodu tahay lix (6) waxa aan soo bandhigi doonaa marka shaqada laygu baaqo
Fiiro gaar ah:- waxbarashadayda dugsiga dhexe iyo sare waxaan kudhamaystay (HARGEISA SOMALILAND) jaamacada heerka koobaadna (SANA,A YEMEN) sidoo kale waxaan ahay wakhti xaadirkan xubin katirsan bahda wax kubarata mid kamid ah jaamacadaha kuyaal hargeisa, ALLAH ayaa mahad iska leh intaa kadibna waad mahadsantihiin
TEL:-0634030333

duuliye.kastam333@yahoo.com


Phone: 0634030333

Related ads

Education

As alaamualykum,  My name is Hanna and I am a qualified teaching assistant and youth worker from UK. I am looking forward some part-time volunteering work in the education and youth sector. I have experience working with children, youth people and women… Hargeisa

shaqo Banaan

Air-Tel Telecommunications Somaliland waxay qadanaysa shaqale cusub Ila 30dhalin yaro ah waxayna u kala qadanaysa gobolada Somaliland qaar Ka mid ah wana fursad shaqo abuur ee ugu tala gashay dhalin yarada fadlan wa tartan furan. Hargeisa

http://www.healthsuppliment4diet.com/huge-mule-xl/

Huge Mule XL  here are so many male performance enhancement pills on the market today that make false claims. Ginseng is a nicely-known herb that has been employed as a libido enhancer for thousands of years. And, it is an essential ingredient used for… Las Anod

gabilay ,0634687980

 scm wlalayal waxan ahay gabar shaqodoon ah da.adayduna wa 21years wxn kaso hadlaya gobolka gabilay numberkayguna wa 0634687980 fadlan hadi ad mel shaqo kabanan tahy hesha ila so hadla mahadsanidiin wlalayal Hargeisa

HRM

waxan ahey muwadin somaliyeed jecel inuu figrado wax ku ool ah layimaado ayuu loo aqbalo shaqadaan insh allh  Muqdisho

Shaqooyinka-Banaa & Shaqaalaha diyaarka ah