Muqdisho Hassan Nor
11-08-17

Email: aryanmalhotra14@outlook.com

Job type: Full-time

Experience in Years: Less than 1


Magaceygu waa Hassan Nor waxaan ahay shaqsi kamid ah dhalinta waxkubaratay dalka ahna shaqodoon waxaan doonayaa inaan aqoonteyda ugufaa`ideeyo dadkeyga iyo dalkeyga sidookalena kumaareeyo nafteyda

Nasteho/ wadajir


Phone: +252615843214

Related ads

mr

magaceygu waa cabdikarin caraaye omar waxaan heystaa shahaada heerka kobaad ee jamacada waxaan ka baxay jamacada mogadishu arts and humanity email abdikarinaraie@gmail.com Muqdisho

waxaan ahay shaqo radis

magce waa abdiladiif omar mohumud  waxaan dhamistay jamacadta waxan hesta shahado harka gowad jamacad waxaan ka baqay jamacadta jobkey university fault waa IT computer science  wan jira yaer 25 old e mail  abdiiladiif.mohumud@gmail phone number… Muqdisho

human reasource

waxan ahay ardayad dhameesay jamacada heerka koowaad dooneysa inay aqoonteeda si kordhiso, qibrada ay so baratayna ugu shaqeyso qaaab internship Muqdisho

ICT

My name is Mr. Mohamed Dirie, an ICT professional from  well known academies both abroad and in Somalia. I am humbly looking for job opportunity where ever when ever with a longterm duration,  Muqdisho

Faduma zahraa

waxan ahay aradayad dhameesay heerka koowaad e jamacadda Simad gaar ahaan kulyada social science, aqoon buuxda uleh accounting iyo xirfado kale o la xiriira accounting-ka manualy and computrized Muqdisho